• Latest
  • Trending

Ethiopian Airlines oo BBC-da u sheegtay wixii ay hawada kala kulantay Sabtidii iyo in ay ‘isku dhici gaadheen’ Qatar Airways – BBC News Somali

February 28, 2024

Sail Through Time: Discover the Timeless Wonders of Upper Egypt Aboard Kenzy Dahabeya

August 9, 2026

Cruising to the edge of the world – New Argentina & Antarctica itinerary from Approach Tours

July 7, 2026

From the Nile to the Ocean: Novotel Cairo Airport Celebrates World Oceans Day

June 23, 2026

Novotel Cairo Airport Earns the Prestigious Green Globe Certification for Sustainability

June 23, 2026

Bucket List Destinations Revealed: Approach Tours Survey Uncovers Canadians’ Most‑Wanted Travel Experiences

June 3, 2026

IndiaHighlight.com Launches Comprehensive Kerala Travel Guide: Your Ultimate Companion to Exploring God’s Own Country

May 15, 2026

Rediscovering Family Time This Eid at Novotel Cairo Airport

May 6, 2026

Rediscovering Family Time This Eid at Novotel Cairo Airport

May 6, 2026

Approach Tours Takes Its All-Inclusive Model to the Water with New Cruise Portfolio

May 5, 2026

Nexus DMC Wins Australian Advisors with 5 Giving Back Reasons

May 5, 2026
Long Lake to take American Express Global Business Travel private in $6.3bn deal

American Express Acquires Global Business Travel for $6.3B

May 5, 2026
Ontario government tries to take partial control of Toronto’s City airport; now the fun starts

Ontario Government Seeks Partial Control of Toronto City Airport

May 5, 2026
  • Login
  • Register
Plugin Install : Cart Detail need WooCommerce plugin to be installed.
TravelTradeToday
  • Featured
  • Travel News (General)
  • Travel AI
    • Travel Fintech
  • Airlines
    • American Airlines
    • AirAsia
    • Air India
    • Air Canada
    • Arajet
    • British Airways
    • Citilink Indonesia
    • Delta Airlines
    • Emirates Airlines
    • Ethiopian Airlines
    • FlyDubai
    • FlySafair
    • Indigo Airlines
    • Jetblue Airlines
    • Jeju Air
    • Kenya Airways
    • Korean Air
    • Other Airlines
      • Go Air
      • Jet2.com
      • Spring Airline
      • Thai Lion Air
      • Vietjet
      • Wizz Air
    • Qatar Airways
    • Riyadh Air
    • United Airlines
    • Vistara
  • DMC
  • GDS
    • Amadeus
    • SABRE Corporation
    • Travelport
  • Special Interest TourismNew!!
    • Wellness Tourism
    • Medical Tourism
    • Sustainable Tourism
  • Hotel
    • Hotel Trade News
    • Hotel Technology
      • Rategain
  • OTA’s
    • All
    • Agoda
    • Booking Holdings
    • Despegar
    • eDreams Odigeo
    • Expedia Group
    • HostelWorld
    • MakeMyTrip
    • TripAdvisor
    • Traveloka
    • TUI Group
    • Yanolja
  • Travel Startups
    • Airline Startups
    • Notable Travel Startups
    • Travel Startups
  • Travel Tech
    • Travel Tech Companies
      • Hopper
      • Mystifly
      • SAP Concur
    • Travel AI
    • Travel Fintech
    • Travel Blockchain
    • Travel Metaverse
    • Travel NFT’s
    • NDC OneOrder
    • Travel Payment Provider
  • Business Travel News
    • AMEX GBT
  • M.I.C.E.
  • Travel Insights
    • IDEO
    • Lighthouse
    • McKinsey Insights
    • OAG
    • Sojern
    • Think Google
  • Travel Trends
    • Insights Forecasts Trends
    • Travel Trends
  • Tourism (By Country)
    • All Countries
    • Africa Tourism
    • Bangladesh Tourism
    • Bhutan Tourism
    • Brazil Tourism
    • Cambodia Tourism
    • China Tourism
    • India Tourism
    • Iran Tourism
    • Korea Tourism
    • Laos Tourism
    • Myanmar Tourism
    • Nepal Tourism
    • Pakistan Tourism
    • Qatar Tourism
    • Saudi Arabia Tourism
    • Singapore Tourism
    • South Africa Tourism
    • Thailand Tourism
    • Turkey Tourism
    • UAE Tourism
    • Vietnam Tourism
  • Trade Associations
    • IATA – International Air Transport Association
    • International Transport Forum
    • World Travel Tourism Council
    • UNWTO
  • Help
    • FAQ’s & Help Docs
    • Contact Us
    • Content Suggestion Form
    • Shop!
    • Accessibility
    • Terms and Conditions
    • Privacy Policy
    • About
  • Submit Travel Press Release
    • Free Travel Press Release Distribution
    • Help (Travel Press Release Distribution)
No Result
View All Result
  • Featured
  • Travel News (General)
  • Travel AI
    • Travel Fintech
  • Airlines
    • American Airlines
    • AirAsia
    • Air India
    • Air Canada
    • Arajet
    • British Airways
    • Citilink Indonesia
    • Delta Airlines
    • Emirates Airlines
    • Ethiopian Airlines
    • FlyDubai
    • FlySafair
    • Indigo Airlines
    • Jetblue Airlines
    • Jeju Air
    • Kenya Airways
    • Korean Air
    • Other Airlines
      • Go Air
      • Jet2.com
      • Spring Airline
      • Thai Lion Air
      • Vietjet
      • Wizz Air
    • Qatar Airways
    • Riyadh Air
    • United Airlines
    • Vistara
  • DMC
  • GDS
    • Amadeus
    • SABRE Corporation
    • Travelport
  • Special Interest TourismNew!!
    • Wellness Tourism
    • Medical Tourism
    • Sustainable Tourism
  • Hotel
    • Hotel Trade News
    • Hotel Technology
      • Rategain
  • OTA’s
    • All
    • Agoda
    • Booking Holdings
    • Despegar
    • eDreams Odigeo
    • Expedia Group
    • HostelWorld
    • MakeMyTrip
    • TripAdvisor
    • Traveloka
    • TUI Group
    • Yanolja
  • Travel Startups
    • Airline Startups
    • Notable Travel Startups
    • Travel Startups
  • Travel Tech
    • Travel Tech Companies
      • Hopper
      • Mystifly
      • SAP Concur
    • Travel AI
    • Travel Fintech
    • Travel Blockchain
    • Travel Metaverse
    • Travel NFT’s
    • NDC OneOrder
    • Travel Payment Provider
  • Business Travel News
    • AMEX GBT
  • M.I.C.E.
  • Travel Insights
    • IDEO
    • Lighthouse
    • McKinsey Insights
    • OAG
    • Sojern
    • Think Google
  • Travel Trends
    • Insights Forecasts Trends
    • Travel Trends
  • Tourism (By Country)
    • All Countries
    • Africa Tourism
    • Bangladesh Tourism
    • Bhutan Tourism
    • Brazil Tourism
    • Cambodia Tourism
    • China Tourism
    • India Tourism
    • Iran Tourism
    • Korea Tourism
    • Laos Tourism
    • Myanmar Tourism
    • Nepal Tourism
    • Pakistan Tourism
    • Qatar Tourism
    • Saudi Arabia Tourism
    • Singapore Tourism
    • South Africa Tourism
    • Thailand Tourism
    • Turkey Tourism
    • UAE Tourism
    • Vietnam Tourism
  • Trade Associations
    • IATA – International Air Transport Association
    • International Transport Forum
    • World Travel Tourism Council
    • UNWTO
  • Help
    • FAQ’s & Help Docs
    • Contact Us
    • Content Suggestion Form
    • Shop!
    • Accessibility
    • Terms and Conditions
    • Privacy Policy
    • About
  • Submit Travel Press Release
    • Free Travel Press Release Distribution
    • Help (Travel Press Release Distribution)
No Result
View All Result
TravelTradeToday
No Result
View All Result

Ethiopian Airlines oo BBC-da u sheegtay wixii ay hawada kala kulantay Sabtidii iyo in ay ‘isku dhici gaadheen’ Qatar Airways – BBC News Somali

by Robert Van Pash (Editor)
February 28, 2024
in Ethiopian Airlines
0 0
A A
0
Share on FacebookShare on LinkedInShare to WhatsAppShare to E-mailShare to ChatGPTShare to PerplexityShare to Vk

Xigashada Sawirka, Ethiopian airlines

Article information

Shirkadda diyaaradaha ee Itoobbiya ayaa markii u horraysay ka hadashay dhacdada ku saabsan in laba diyaaradood oo caalami ahi ‘isku dhici gaadheen’ xilli ay marayeen hawada Soomaaliya, toddobaadkan bilawgiisii.

Warka ku aaddan diyaaradahan ayaa markii u horraysay ka soo baxay Somaliland, gaar ahaan Haayadda duulista iyo madaarrada, taas oo boggeeda Facebook ku baahisay “in labada diyaaradood la saaray laba khad oo isku dhaw oo kala ah, 40,000 Ft iyo 39,000 ft, taas oo khatar galisay duulimaadyada, balse farriin digniin ah oo uu bixiyay qalabka ka diga isku dhaca keena shilalka ee saaran diyaaraduhu TCAS uu badbaadiyay,”

Haayadda Duulista iyo Hawada Soomaaliya oo ka jawaabaysay xogtaas ayaa iyana xilligaas BBC-da u sheegtay “in aysan jirin wax khatar ah oo ay sababtay masaafada ay isu jireen laba diyaaradood, wax caadi ahna ay ka tahay caalamka”.

Labadan diyaaradood ayaa kala ahaa diyaraad ay leedahay shirkadda Qatar Airways iyo mid ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Maxay Itoobbiya ka tidhi dhacdadan?

Shirkada diyaaradaha ee Itoobbiya oo BBC-du la xidhiidhay ayaa xaqiijisay in ay heleen xilli ay ku jireen hawada Soomaaliya wargelin duullimaad oo sheegaysa ‘in khadka ay ku jiraan diyaarad kale ku soo dhawaanayso’.

Diyaaraddaas ayaa ahayd diyaaradda Qatar Airways.

“Waxa diyaaraddayadu heshay wargelin duullimaad oo ahayd in diyaaradda Qatar Airways ay ku soo dhawaanaysay dhabbaha duulimaad ee ay haysatay diyaaraddayadu,” ayaa lagu sheegay warsaxafaadeed ay BBC-da la wadaagtay shirkadda Ethiopian Airlines.

Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobbiya ayaa sida oo kale noo sheegtay in macluumaadka diyaaradda Qatar loo soo mariyay qalabka loo yaqaan Data-link, taas oo sababtay in ay kor uga soo kacdo khadkii ay ku jirtay.

Haayadda Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya ayaa qalabka Datalink sheegtay in ay ku dartray qalabbada ay muddoyinkan danbe u isticmaalayeen wada xidhiidhka dhanka hawada.

Waxaana Shirkadda Ethipian Airlines ay intaas sii raacisay in qalabka ka hortagga isku dhaca diyaaradaha uu ‘wargelin’ siiyey, isla arkaana ay isticmaaleen ‘istaarijayd kala leexasho ah’ oo dhanka qalabkooda ka timid.

Waxaana masaafada ay isu jirsadeen ku tilmaantay qiyaas gaadhsiisan 23km.

“Labada diyaaradood ba waxa ku rakibnaa qalabka casriga ah ee ka hortagga isku dhaca diyaaradaha ee la yidhaa TCAS, waxa aanay isku soo jirsadeen qiyaastii 13NM (Nautical Miles) oo u dhiganta 23 KM markii arintani dhacday. Hase yeeshee labada diyaaradood ba waxay ku dhacqmeen Istaraatijiyadda dhan u kala leexashada ee la yidhaa SLOP (Strategical Lateral Offset Procedure) kaas oo ah in ay u kala weecdaan labada dhinac iyaga oo aan ka degayn kala sarrayntii joogga ay ku duulayeen,” ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedka ay BBC-da la wadaagtay shirkadda diyaaradaha ee Itoobbiya.

Haayadda Duulista Rayidka ee Soomaaliya ayaa qirtay in ay xiriir la sameysay diyaaradda Qatar Airways, balse waxa ay sheegtay in aysan qatar u arkin masaafada ay isku jireen labada diyaaradood.

Agaasimaha haayadaas, Axmed Macalin ayaa dhankiisa sheegay in 18 km ay isku jireen diyaaraduhu, taasina tahay wax caadi ah dhankooda.

Qalabka TCAS, ayaa bixiya ‘wargelin duulimaad’ taas oo uu ku ogaysiinayo duuliyayaasha labada diyaaradood qaab digniin ah in ay jirto suurto galnimada ah in diyaarad kale ay ku soo dhawaatay.

Soomaaliya ayaa aaminsan in fariinta uu diray qalabka ay ahayd mid digniin ah oo aan qatar tilmaameyn.

Shirkadda diyaaradaha Itoobbiya ayaa si gaar ah u xustay in markii qalabku farriinta la wadaagay ay jirtay ‘masaafo ay ku kala badbaadaan’ taas oo labadii duuliye u sahashay in ay sii hayeen jooggii ay ku duulayeen si nabad ahna ku gaadheen goobihii ay u kala socdeen.

Shirkadda ayaa sida oo kale sheegtay in dhacdadan si loogu sameeyo baadhitaan dheeraad ah ay la wadaageen dawladdooda – Itoobbiya, iyo sida oo kale Soomaaliyaba, si loo qaado tallaabooyin ‘wax lagu saxayo’.

“Dhacdadan waxa lagu wargeliyey maamullada duulimaadyada rayidka ah ee Soomaaliya iyo Ethiopia si ay u baadhaan oo ay u qaadaan talaabooyin wax sixid ah,” ayaa lagu sheegay warsaxaafadeedka

Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar ayaa iyana hore BBC-da ugu sheegtay in hawshan iyo sida wax u dhaceen ay la wadaageen ‘masuuliyiinta ay khusayso’.

“Arrinka la isla dhexmarayo waxaan ku wargelinnay mas’uuliyiinta ay khuseyso, waxaana si shaqsi ah u maareeyay shaqaalahayaga, si gebi ahaanba waafaqsan nidaamka Qatar Airways.”

Haayadda Duulista ee Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in ay xidhiidh la samaysay diyaaradda Qatar xilligaas ay hawada ku jirtay.

Ma jirto cid ka madaxbanaan dhinacyadaan oo ka hadashay dhacdada.

Xigashada Sawirka, Ethiopian airlines

Xogta gaarka ah ee duullimaadkaas hadalhaynta dhaliyey

Diyaaradda Itoobbiya ayaa lambarkeedu ahaa ETH602, taas oo ka soo kacday Addis Ababa kuna socotay Dubai, xilli ay ku duulayshay joog ah 39,000 ft (FL390).

Halka Diyaaradda Qatar duulimaad lambarkeedu ahaa QTR6U ay u socotay garoonka diyaaradaha ee Entebbe, ee dalka Uganda. Joogga ay ku duulaysayna uu ahaa 38,000 ft (FL380), ka hor, intii aanay helin farriinta ah in ay kor ugu kacdo 40,000 ft.

Xilliga dhacdadan ‘isu soo dhawaanshaha ay dhacaysay’ ayaa ahayd sabtidii, xilli ay saacaddu ahayd sida BBC-du xog ku heshay 9:32 UTC, oo u dhiganta in 4:30 ay ahayd bariga Afrika xilligaas.

Waxaana xilliga ay heleen ‘wargelinta’ uga timid qalabkooda ay diyaaradahaasi si gaara u marayeen hawada sare gaar ahaan dhabbaha loo yaqaan UB404, ee hawada sare, sida ay BBC da la wadaagtay shirkadda Ethiopia Airlines.

Dhacdadan ayaa abuurtay hadalhayn aad u badan, xilli muddooyinkii u danbeeyey uu khilaaf dhanka hawada ka dhex dhashay Somaliland iyo Soomaaliya.

Xiisaddan ayaa ka dhalatay heshiiskii is afgarad ee ay wada saxiixdeen Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi, taas oo madaxweynaha Soomaaliya Xasa Shiikh ku tilmaamay ‘gardarro badheedh ah’ oo lagu soo qaaday Soomaaliya.

Tan iyo heshiiskaas diyaarad ay lahayd Itoobbiya ayaa laga celiyey hawada Soomaaliya, waxaaana muddooyinkii ka danbeeyey ay Somaliland iyana shaacisay in ay ‘wixii carqalad ah’ ee ka dhasha ay u taallo Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa midba ka kale ku eedaynayey carqaladayn dhanka hawada ah iyo xogaha is dhaafsan ee mudooyinkii u danbeeyey ay la kulmayeen qaar ka mid ah diyaaradaha isticmaalaya hawada Soomaaliya.

Read further.

Tags: ethiopian-airlines
ShareShareSendSendSummarizeSummarizeShare

See Your Travel Press Release Here!

Featured

Sail Through Time: Discover the Timeless Wonders of Upper Egypt Aboard Kenzy Dahabeya

by Robert Van Pash (Editor)
August 9, 2026
0

Experience the magic of the Nile aboard Kenzy Dahabeya, a luxury boutique sailing cruise that offers an unforgettable journey between...

Read moreDetails

Cruising to the edge of the world – New Argentina & Antarctica itinerary from Approach Tours

July 7, 2026

Bucket List Destinations Revealed: Approach Tours Survey Uncovers Canadians’ Most‑Wanted Travel Experiences

June 3, 2026

Approach Tours Takes Its All-Inclusive Model to the Water with New Cruise Portfolio

May 5, 2026

Travel Capitalist Ventures Expands Check Size to $10 Million to Deepen Emerging Market Conviction

April 9, 2026

Browse by Category

Travel Press Release Distribution Service from TravelTradeToday

10X More QR Code, Link and File Link Quotas.

LinkTransfer Link Management

Search Travel Trade News

No Result
View All Result

Categories

Browse by Tag

africa-tourism agoda air-asia air-canada air-india airbnb american-airlines booking-holdings british-airways business-travel china-tourism delta-airlines emirates-airlines ethiopian-airlines expedia-group flydubai hotel-news hotel-technology iag india tourism indigo-airlines jetblue-airlines kenya-airways korea-tourism korean-air nepal-tourism pakistan tourism qatar-airways saudi-arabia-tourism singapore-tourism south africa tourism thailand-tourism travel-ai travel-insights travel-pass travel-technology travel startups travel trade turkey tourism uae tourism united-airlines vaccine-passport vietjet wellness-tourism wizz-air

© 2026 Travel Trade Today Ltd. All Rights Reserved. Use Constitutes Acceptance of Site Terms and Conditions & Privacy Policy. Void Where Prohibited By Law. Contact Us with questions/concerns/content removals.

Welcome Back!

Sign In with Google
Sign In with Linked In
OR

Login to your account below

Forgotten Password? Sign Up

Create New Account!

Sign Up with Google
Sign Up with Linked In
OR

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Airlines
  • Business Travel
  • Featured
  • Hotel
  • OTA’s
  • Wellness
  • Travel Trade
  • Travel Insights
  • Travel Startups
  • Tourism News
  • Help
    • Accessibility
    • Contact
  • Register
  • Submit Travel Press Release
  • Contact Us

© 2026 Travel Trade Today Ltd. All Rights Reserved. Use Constitutes Acceptance of Site Terms and Conditions & Privacy Policy. Void Where Prohibited By Law. Contact Us with questions/concerns/content removals.

Not enough quota to unlock this post
Unlock left : 0
Are you sure want to cancel subscription?