• Latest
  • Trending

Madaxa Ethiopian Airlines oo sheegay in shirkaddu joojisay qaar ka mid ah duullimaadyadii mari jiray hawda Soomaaliya – BBC News Somali

March 2, 2024
station icon

Man Killed in I-84 Hit-and-Run Near Hood River County

April 28, 2026

White Lotus Elevates Hyatt as Heat & Airbnb Rules Drive Travel Shifts

April 28, 2026

Amex GBT Q1 2026 Results Announced May 11 Pre-Open

April 28, 2026
thaddeus-chew-sentosa-best-employers-2026

Job Rotations & Robot Trials Shape Sentosa’s Future Staff Innovation

April 28, 2026

China-Laos Railway: 800K+ Cross-Border Passenger Trips in 3 Years

April 28, 2026
Cape Town beaches ranked among world’s best in global tourism study

Cape Town Beaches Ranked Top in Global Tourism Study

April 27, 2026

Southwest Joins IATA Schedule Data Exchange Program

April 27, 2026

Stranded Travelers in Türkiye: Royal Jordanian, Turkish Airlines, Flydubai, Air France Crisis

April 27, 2026
Kunal K Choudhary

Atlanta, Dubai, Tokyo: 2025’s Busiest Airports Face Record Passenger Surge

April 27, 2026
Air Canada’s Airbus A321XLR Signals Shift Away From Boeing

Air Canada Switches to Airbus A321XLR, Ditching Boeing

April 27, 2026
Putin says Russia ready to support peace efforts in Middle East

Putin Announces Russia’s Readiness to Aid Middle East Peace Efforts

April 27, 2026
Uzbekistan participates in Bishkek Transport Forum: corridors and digitalization of logistics in foc...

Uzbekistan Engages in Bishkek Transport Forum: Corridors & Digital Logistics

April 27, 2026
  • Login
  • Register
Cart / $0.00

No products in the cart.

TravelTradeToday
  • Featured
  • Travel News (General)
  • Travel AI
    • Travel Fintech
  • Airlines
    • American Airlines
    • AirAsia
    • Air India
    • Air Canada
    • Arajet
    • British Airways
    • Citilink Indonesia
    • Delta Airlines
    • Emirates Airlines
    • Ethiopian Airlines
    • FlyDubai
    • FlySafair
    • Indigo Airlines
    • Jetblue Airlines
    • Jeju Air
    • Kenya Airways
    • Korean Air
    • Other Airlines
      • Go Air
      • Jet2.com
      • Spring Airline
      • Thai Lion Air
      • Vietjet
      • Wizz Air
    • Qatar Airways
    • Riyadh Air
    • United Airlines
    • Vistara
  • DMC
  • GDS
    • Amadeus
    • SABRE Corporation
    • Travelport
  • Special Interest TourismNew!!
    • Wellness Tourism
    • Medical Tourism
    • Sustainable Tourism
  • Hotel
    • Hotel Trade News
    • Hotel Technology
      • Rategain
  • OTA’s
    • All
    • Agoda
    • Booking Holdings
    • Despegar
    • eDreams Odigeo
    • Expedia Group
    • HostelWorld
    • MakeMyTrip
    • TripAdvisor
    • Traveloka
    • TUI Group
    • Yanolja
  • Travel Startups
    • Airline Startups
    • Notable Travel Startups
    • Travel Startups
  • Travel Tech
    • Travel Tech Companies
      • Hopper
      • Mystifly
      • SAP Concur
    • Travel AI
    • Travel Fintech
    • Travel Blockchain
    • Travel Metaverse
    • Travel NFT’s
    • NDC OneOrder
    • Travel Payment Provider
  • Business Travel News
    • AMEX GBT
  • M.I.C.E.
  • Travel Insights
    • IDEO
    • Lighthouse
    • McKinsey Insights
    • OAG
    • Sojern
    • Think Google
  • Travel Trends
    • Insights Forecasts Trends
    • Travel Trends
  • Tourism (By Country)
    • All Countries
    • Africa Tourism
    • Bangladesh Tourism
    • Bhutan Tourism
    • Brazil Tourism
    • Cambodia Tourism
    • China Tourism
    • India Tourism
    • Iran Tourism
    • Korea Tourism
    • Laos Tourism
    • Myanmar Tourism
    • Nepal Tourism
    • Pakistan Tourism
    • Qatar Tourism
    • Saudi Arabia Tourism
    • Singapore Tourism
    • South Africa Tourism
    • Thailand Tourism
    • Turkey Tourism
    • UAE Tourism
    • Vietnam Tourism
  • Trade Associations
    • IATA – International Air Transport Association
    • International Transport Forum
    • World Travel Tourism Council
    • UNWTO
  • Help
    • FAQ’s & Help Docs
    • Contact Us
    • Content Suggestion Form
    • Shop!
    • Accessibility
    • Terms and Conditions
    • Privacy Policy
    • About
  • Submit Travel Press Release
    • Free Travel Press Release Distribution
    • Help (Travel Press Release Distribution)
No Result
View All Result
  • Featured
  • Travel News (General)
  • Travel AI
    • Travel Fintech
  • Airlines
    • American Airlines
    • AirAsia
    • Air India
    • Air Canada
    • Arajet
    • British Airways
    • Citilink Indonesia
    • Delta Airlines
    • Emirates Airlines
    • Ethiopian Airlines
    • FlyDubai
    • FlySafair
    • Indigo Airlines
    • Jetblue Airlines
    • Jeju Air
    • Kenya Airways
    • Korean Air
    • Other Airlines
      • Go Air
      • Jet2.com
      • Spring Airline
      • Thai Lion Air
      • Vietjet
      • Wizz Air
    • Qatar Airways
    • Riyadh Air
    • United Airlines
    • Vistara
  • DMC
  • GDS
    • Amadeus
    • SABRE Corporation
    • Travelport
  • Special Interest TourismNew!!
    • Wellness Tourism
    • Medical Tourism
    • Sustainable Tourism
  • Hotel
    • Hotel Trade News
    • Hotel Technology
      • Rategain
  • OTA’s
    • All
    • Agoda
    • Booking Holdings
    • Despegar
    • eDreams Odigeo
    • Expedia Group
    • HostelWorld
    • MakeMyTrip
    • TripAdvisor
    • Traveloka
    • TUI Group
    • Yanolja
  • Travel Startups
    • Airline Startups
    • Notable Travel Startups
    • Travel Startups
  • Travel Tech
    • Travel Tech Companies
      • Hopper
      • Mystifly
      • SAP Concur
    • Travel AI
    • Travel Fintech
    • Travel Blockchain
    • Travel Metaverse
    • Travel NFT’s
    • NDC OneOrder
    • Travel Payment Provider
  • Business Travel News
    • AMEX GBT
  • M.I.C.E.
  • Travel Insights
    • IDEO
    • Lighthouse
    • McKinsey Insights
    • OAG
    • Sojern
    • Think Google
  • Travel Trends
    • Insights Forecasts Trends
    • Travel Trends
  • Tourism (By Country)
    • All Countries
    • Africa Tourism
    • Bangladesh Tourism
    • Bhutan Tourism
    • Brazil Tourism
    • Cambodia Tourism
    • China Tourism
    • India Tourism
    • Iran Tourism
    • Korea Tourism
    • Laos Tourism
    • Myanmar Tourism
    • Nepal Tourism
    • Pakistan Tourism
    • Qatar Tourism
    • Saudi Arabia Tourism
    • Singapore Tourism
    • South Africa Tourism
    • Thailand Tourism
    • Turkey Tourism
    • UAE Tourism
    • Vietnam Tourism
  • Trade Associations
    • IATA – International Air Transport Association
    • International Transport Forum
    • World Travel Tourism Council
    • UNWTO
  • Help
    • FAQ’s & Help Docs
    • Contact Us
    • Content Suggestion Form
    • Shop!
    • Accessibility
    • Terms and Conditions
    • Privacy Policy
    • About
  • Submit Travel Press Release
    • Free Travel Press Release Distribution
    • Help (Travel Press Release Distribution)
No Result
View All Result
TravelTradeToday
No Result
View All Result

Madaxa Ethiopian Airlines oo sheegay in shirkaddu joojisay qaar ka mid ah duullimaadyadii mari jiray hawda Soomaaliya – BBC News Somali

by Robert Van Pash (Editor)
March 2, 2024
in Ethiopian Airlines
0 0
A A
0
Share on FacebookShare on LinkedInShare to WhatsAppShare to E-mailShare to ChatGPTShare to PerplexityShare to Vk

Xigashada Sawirka, ETHIOPIAN/FB

1 Maarso 2024

Madaxa Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa BBC u sheegay in shirkaddu ay joojisay duullimaadyadii ay ku mari jirtay hawada Soomaaliya, kuwaasi oo tagi jiray dalalka Aasiya.

Duullimaadyada diyaaradaha shirkadda ee tagi jiray dalalka Aasiya ayaa waxay markii hore sii mari jireen hawada Soomaaliya, taasi oo imika ay shirkaddu sida ay sheegtay joojisay.

Maamulaha guud ee shirkadda diyaaradaha Itoobiya Mesfin Tasew oo BBC Amharic la hadlay ayaa yiri, “shirkadda ayaa go’aankan gaartay, sababtoo ah ma aysan helin “adeeg duulista hawada” oo ammaan ah taasi oo aysan ka helin maamulayaasha hawada Soomaaliya.

Mesfen ayaa sheegay in go’aankooda uu sidoo kale la xiriiro dhacdadii ka dhacday hawada Soomaaliya bartamihii bishii aanu soo dhaafnay.

“Iyadoo la raacayo hab-dhaqanka caalamiga ah, waxaanu ku wargalinnay hay’adaha duulista rayidka ee ay qusayso marka shil noocan oo kale ahi dhaco, waxaa lagu wargeliyay hay’adaha duulista rayidka Soomaaliya iyo Itoobiya,” ayuu u sheegay BBC-da. Balse, wuxuu intaas ku daray inaysan illaa hadda wax jawaab ah ka bixin arrintan.

Mesfen ayaa xusay in dhacdadii Sabtidii ay ka dhigtay shirkadda Ethiopian Airlines inay qaadato go’aankan sababo la xiriira ammaanka iyo badqabka hawada Soomaaliya.

“Sidaa darteed, maalin ka dib dhacdadani oo dhacday Axaddii, Febraayo 17/2024, waxaan shaaca ka qaadnay in Ethiopian Airlines ay go’aansatay inay joojiso isticmaalka hawada Soomaaliya.

Mr Mesfen ayaa farta ku fiiqay in maaddaama uusan jirin adeeg la isku haleyn karo dhinaca hawada (Soomaaliya) ay isticmaali doonaan waddooyin kale iyada oo la eegayo bad-qabka.

Madaxa shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya ayaa sheegay in diyaaradihii hawada Soomaaliya u adeegsan jirtay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay dalalka Aasiya ay hadda duullimaadyadooda mari doonaan dhanka hawada dalka Jabuuti.

Waxa uu intaa ku daray in diyaaradda Ethiopian Airlines ay hawada Jabuuti isticmaalayso “iyada oo uusan qarash dheeri ah kaga bixin”.

Mesfen ayaa hasa yeeshee caddeeyay in duullimaadyadii ay diyaaradaha shirkadda ku tagi jireen Muqdisho iyo Hargeysa uusan waxba iska baddalin oo ay sidoodii yihiin islamarkaana aysan wax dhibaato ah ka jirin.

Shirkadda oo war kan ka duwan soo saartay

Itoobiya

Xigashada Sawirka, Getty Images

Shirkadda Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa qoraal ka soo baxay oo ay soo dhigtay barteeda Facebook ku beenisay wararka sheegaya in ay baddasheen khadka hawada Soomaaliya ee ay isticmaalaan, sababo la xiriira dhacdooyinkii dhowaan ee hawada Somaaliya.

Shirkadda ayaa sidoo kale sheegtay in diyaaradda Ethiopian Airlines aysan joojin duullimaadyada hawada Soomaaliya, isla markaana warkaasi uu yahay “mid aan sax ahayn oo marin-habaabin ah” waxayna BBC ka codsatay inay saxdo.

Warka ay BBC-du daabacday ayaa waxay ku saleysay wareysi ay Laanta Amharic la yeelatay Mesfen Tasew oo ah madaxa shirkadaha diyaaradaha Itoobiya, iyadoo xogta halka ku daabacan ay tahay intii uu wareysiga ku sheegay.

Waxaa jirtay warqad la isla dhex marayay baraha bulshada oo lagu sheegay inay kasoo baxday xafiiska shirkadda Ethiopian Airlines, taasoo lagu xusay in shirkaddu joojisay duullimaadyadii dalalka Aasiya ee sii mari jiray hawada Soomaaliya. Shirkadda ayaa beenisay warqaddaas kuna tilmaantay mid been bauur ah.

Dhacdadii diyaaradaha Itoobiyo iyo Qadar ee hawada Soomaaliya

Itoobiya

Xigashada Sawirka, Ethiopian Airlines

Duullimaadka 602 ee diyaaradda, oo ka soo duushay Addis Ababa kuna socotay Dubai todobaadkii hore; Ethiopian Airlines ayaa BBC-da u sheegtay in ay heleen xog ku saabsan in diyaaradda Qatar Airways ay ku soo wajahan tahay oo ay hawada ku soo jirto.

Shirkadda ayaa xustay in diyaarada Qatar oo ku duuleysa hawada Soomaaliya ay ku soo wajahnayd diyaarada Ethiopian Airlines islamarkana sare looga qaaday diyaaradda jawigii ay ku duuleysay iyadoo ogolaansho ay siiyeen shaqaalaha hawada Muqdisho.

E-mail ay u dirtay BBC-da ayay Ethiopian Airlines ku sheegtay in masaafada labada diyaaradood u dhaxeysay ay ahayd 23 KM.

Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland oo war-saxaafadeed ka soo saartay dhacdadan, ayaa horey u sheegtay in diyaaradaha Itoobiya iyo Qatar ay masaafo halis ah isu jirsadeen, isla markaana ay isku dhici gaareen. Waxay sidoo uu sidoo kale ku eedeeyeen maamulka hawada Soomaaliya ee Muqdisho “macluumaad been abuur ah in ay bixiyeen”.

Si kastaba ha ahaatee, maamulka duulista hawada Soomaaliya ayaa arrintaasi beeniyey iyadoo sheegtay in masaafada labada diyaarad u dhaxeysay aysan ahayn mid halis ah.

Maxay Soomaaliya ka tiri ?

Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya oo BBC lasoo xiriiray ayaa sheegay inuusan jirin warka ah in shirkaddu joojisay qaar ka mid ah duullimaadyadii mari jiray hawada Soomaaliya, isla markaana aysan dowladdu wax xiriir ah oo arrintan ku saabsan ka helin shirkadda.

Dhanka kale, hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa hore u beenisay warka sheegaya in hawada Soomaaliya aysan ahayn mid la isku haleyn karo oo halis ah.

Maareeyaha hay’adda Duulista Rayidka Soomaliya, Axmed Macallin oo ay BBC la hadashay ayaa sheegay in hawada Soomaaliya wax iska baddalay aysan jirin islamarkaana ay ammaan tahay.

Waxaa muddooyinkii u dambeeyay ka taagnaa hawada Soomaaliya muran u dhaxeeyay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madxabannaanida ee Somaliland iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya.

Muranka ayaa salka ku haya khilaafkii ak dhashay heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay gaareen dowladda Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo ku saabsanaa dhanka badda.

Xiisaddan ayaa ka dhalatay heshiiskii is afgarad ee ay wada saxiixdeen Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi, taas oo madaxweynaha Soomaaliya Xasa Shiikh ku tilmaamay ‘gardarro badheedh ah’ oo lagu soo qaaday Soomaaliya.

Tan iyo heshiiskaas diyaarad ay lahayd Itoobiya ayaa laga celiyey hawada Soomaaliya, waxaaana muddooyinkii ka danbeeyey ay Somaliland iyana shaacisay in ay ‘wixii carqalad ah’ ee ka dhasha ay u taallo Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa midba ka kale ku eedaynayey carqaladayn dhanka hawada ah iyo xogaha is dhaafsan ee mudooyinkii u danbeeyey ay la kulmayeen qaar ka mid ah diyaaradaha isticmaalaya hawada Soomaaliya.

Read further.

Tags: ethiopian-airlines
ShareShareSendSendSummarizeSummarizeShare

See Your Travel Press Release Here!

Press Releases

Travel Capitalist Ventures Expands Check Size to $10 Million to Deepen Emerging Market Conviction

by Noshad Ali
April 9, 2026
0

Boutique Travel VC raises investment cap from $1.5M to $10M to lead rounds and support portfolio companies through growth Travel...

Read moreDetails

ALTOUR Strengthens Southeast Asia Presence Through Thailand Expansion with International Tour Centre

March 25, 2026

Zimbali Lodge refurbishment strengthens premium positioning and MICE capabilities

March 25, 2026

World’s First Traveller DNA Platform to Fix AI’s Personalisation Blind Spot

March 9, 2026

India’s intercity mobility ecosystem is at an inflection point.

February 10, 2026

Browse by Category

Travel Press Release Distribution Service from TravelTradeToday

10X More QR Code, Link and File Link Quotas.

LinkTransfer Link Management

Search Travel Trade News

No Result
View All Result

Categories

Browse by Tag

africa-tourism agoda air-asia air-canada air-india airbnb american-airlines booking-holdings british-airways business-travel china-tourism delta-airlines emirates-airlines ethiopian-airlines expedia-group flydubai hotel-news hotel-technology iag india tourism indigo-airlines jetblue-airlines kenya-airways korea-tourism korean-air nepal-tourism notable-travel-startups pakistan tourism qatar-airways singapore-tourism south africa tourism thailand-tourism travel-ai travel-insights travel-pass travel-technology travel startups travel trade turkey tourism uae tourism united-airlines vaccine-passport vietjet wellness-tourism wizz-air

© 2026 Travel Trade Today Ltd. All Rights Reserved. Use Constitutes Acceptance of Site Terms and Conditions & Privacy Policy. Void Where Prohibited By Law. Contact Us with questions/concerns/content removals.

Welcome Back!

Sign In with Google
Sign In with Linked In
OR

Login to your account below

Forgotten Password? Sign Up

Create New Account!

Sign Up with Google
Sign Up with Linked In
OR

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Airlines
  • Business Travel
  • Featured
  • Hotel
  • OTA’s
  • Wellness
  • Travel Trade
  • Travel Insights
  • Travel Startups
  • Tourism News
  • Help
    • Accessibility
    • Contact
  • Register
  • Submit Travel Press Release
  • Contact Us

© 2026 Travel Trade Today Ltd. All Rights Reserved. Use Constitutes Acceptance of Site Terms and Conditions & Privacy Policy. Void Where Prohibited By Law. Contact Us with questions/concerns/content removals.

Are you sure want to unlock this post?
Unlock left : 0
Are you sure want to cancel subscription?