Maalimihii u danbeeyey waxaa warbaahintu guduhu tabinaysay in duullimaadyo ka mid ah kuwa shirkadda Kenya Airways ay dib uga laabteen safarkoodii ay ku tegi lahaayeen gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde International, ee magaalada Muqdisho.
Arrintan ayaa keentay in la isla dhexmaro warar kala duwan oo baraha bulshada lagu faafiyey sababaha keenayey baaqashada diyaaradda.
Haddaba si BBC-du wax uga ogaato waxa keenay arrintan ayaannu la xidhiidhnay Maareyaha Hay’adda Duulista…





















