• Latest
  • Trending

BBC-da oo la hadashay Qatar Airways iyo xaalka ‘diyaaradihii isku dhici gaadhay’ ee hawada Soomaaliya – BBC News Somali

February 27, 2024

France, UK, Germany, Belgium, Netherlands, Turkey, Japan Lead Travel Acceleration

April 27, 2026

Iran FM in Russia for Critical War Talks Amid US Tensions

April 27, 2026

China-Laos Railway: 800K+ Cross-Border Passenger Trips in 3 Years

April 27, 2026

Southwest, Alaska, United, Ryanair Highlighted by DOT IG Probe

April 27, 2026
China-Thailand Tourism Ties Strengthened During Wang Yi Visit

China-Thailand Tourism Boosts Amid Wang Yi Visit

April 27, 2026
Ryanair dreams to see airBaltic and Wizz Air going bankrupt

Ryanair Targets AirBaltic & Wizz Air Bankruptcy

April 27, 2026

China-Laos Railway: 800K+ Cross-Border Passenger Trips in 3 Years

April 27, 2026
African Airlines Earn $1.3 Per Passenger. That Makes Distribution Costs an Existential Question.

African Airlines Earn $1.3/Passenger: Distribution Costs as Critical Issue

April 27, 2026
Minor Hotels channels Dollars for Deeds funds to Bangkok medical centre | TTG Asia

Minor Hotels Donates to Bangkok Medical Centre

April 27, 2026
SUNRATE and Repayd Join Hands to Power Global Payments | News

SUNRATE & Repayd Partner for Global Payments Innovation | Travel Trade Today

April 27, 2026

50+ Flights Disrupted/Delayed in Middle East: Air Arabia, Gulf Air, Fly Issues

April 27, 2026

Minor Hotels Donates to Bangkok Medical Centre

April 27, 2026
  • Login
  • Register
Cart / $0.00

No products in the cart.

TravelTradeToday
  • Featured
  • Travel News (General)
  • Travel AI
    • Travel Fintech
  • Airlines
    • American Airlines
    • AirAsia
    • Air India
    • Air Canada
    • Arajet
    • British Airways
    • Citilink Indonesia
    • Delta Airlines
    • Emirates Airlines
    • Ethiopian Airlines
    • FlyDubai
    • FlySafair
    • Indigo Airlines
    • Jetblue Airlines
    • Jeju Air
    • Kenya Airways
    • Korean Air
    • Other Airlines
      • Go Air
      • Jet2.com
      • Spring Airline
      • Thai Lion Air
      • Vietjet
      • Wizz Air
    • Qatar Airways
    • Riyadh Air
    • United Airlines
    • Vistara
  • DMC
  • GDS
    • Amadeus
    • SABRE Corporation
    • Travelport
  • Special Interest TourismNew!!
    • Wellness Tourism
    • Medical Tourism
    • Sustainable Tourism
  • Hotel
    • Hotel Trade News
    • Hotel Technology
      • Rategain
  • OTA’s
    • All
    • Agoda
    • Booking Holdings
    • Despegar
    • eDreams Odigeo
    • Expedia Group
    • HostelWorld
    • MakeMyTrip
    • TripAdvisor
    • Traveloka
    • TUI Group
    • Yanolja
  • Travel Startups
    • Airline Startups
    • Notable Travel Startups
    • Travel Startups
  • Travel Tech
    • Travel Tech Companies
      • Hopper
      • Mystifly
      • SAP Concur
    • Travel AI
    • Travel Fintech
    • Travel Blockchain
    • Travel Metaverse
    • Travel NFT’s
    • NDC OneOrder
    • Travel Payment Provider
  • Business Travel News
    • AMEX GBT
  • M.I.C.E.
  • Travel Insights
    • IDEO
    • Lighthouse
    • McKinsey Insights
    • OAG
    • Sojern
    • Think Google
  • Travel Trends
    • Insights Forecasts Trends
    • Travel Trends
  • Tourism (By Country)
    • All Countries
    • Africa Tourism
    • Bangladesh Tourism
    • Bhutan Tourism
    • Brazil Tourism
    • Cambodia Tourism
    • China Tourism
    • India Tourism
    • Iran Tourism
    • Korea Tourism
    • Laos Tourism
    • Myanmar Tourism
    • Nepal Tourism
    • Pakistan Tourism
    • Qatar Tourism
    • Saudi Arabia Tourism
    • Singapore Tourism
    • South Africa Tourism
    • Thailand Tourism
    • Turkey Tourism
    • UAE Tourism
    • Vietnam Tourism
  • Trade Associations
    • IATA – International Air Transport Association
    • International Transport Forum
    • World Travel Tourism Council
    • UNWTO
  • Help
    • FAQ’s & Help Docs
    • Contact Us
    • Content Suggestion Form
    • Shop!
    • Accessibility
    • Terms and Conditions
    • Privacy Policy
    • About
  • Submit Travel Press Release
    • Free Travel Press Release Distribution
    • Help (Travel Press Release Distribution)
No Result
View All Result
  • Featured
  • Travel News (General)
  • Travel AI
    • Travel Fintech
  • Airlines
    • American Airlines
    • AirAsia
    • Air India
    • Air Canada
    • Arajet
    • British Airways
    • Citilink Indonesia
    • Delta Airlines
    • Emirates Airlines
    • Ethiopian Airlines
    • FlyDubai
    • FlySafair
    • Indigo Airlines
    • Jetblue Airlines
    • Jeju Air
    • Kenya Airways
    • Korean Air
    • Other Airlines
      • Go Air
      • Jet2.com
      • Spring Airline
      • Thai Lion Air
      • Vietjet
      • Wizz Air
    • Qatar Airways
    • Riyadh Air
    • United Airlines
    • Vistara
  • DMC
  • GDS
    • Amadeus
    • SABRE Corporation
    • Travelport
  • Special Interest TourismNew!!
    • Wellness Tourism
    • Medical Tourism
    • Sustainable Tourism
  • Hotel
    • Hotel Trade News
    • Hotel Technology
      • Rategain
  • OTA’s
    • All
    • Agoda
    • Booking Holdings
    • Despegar
    • eDreams Odigeo
    • Expedia Group
    • HostelWorld
    • MakeMyTrip
    • TripAdvisor
    • Traveloka
    • TUI Group
    • Yanolja
  • Travel Startups
    • Airline Startups
    • Notable Travel Startups
    • Travel Startups
  • Travel Tech
    • Travel Tech Companies
      • Hopper
      • Mystifly
      • SAP Concur
    • Travel AI
    • Travel Fintech
    • Travel Blockchain
    • Travel Metaverse
    • Travel NFT’s
    • NDC OneOrder
    • Travel Payment Provider
  • Business Travel News
    • AMEX GBT
  • M.I.C.E.
  • Travel Insights
    • IDEO
    • Lighthouse
    • McKinsey Insights
    • OAG
    • Sojern
    • Think Google
  • Travel Trends
    • Insights Forecasts Trends
    • Travel Trends
  • Tourism (By Country)
    • All Countries
    • Africa Tourism
    • Bangladesh Tourism
    • Bhutan Tourism
    • Brazil Tourism
    • Cambodia Tourism
    • China Tourism
    • India Tourism
    • Iran Tourism
    • Korea Tourism
    • Laos Tourism
    • Myanmar Tourism
    • Nepal Tourism
    • Pakistan Tourism
    • Qatar Tourism
    • Saudi Arabia Tourism
    • Singapore Tourism
    • South Africa Tourism
    • Thailand Tourism
    • Turkey Tourism
    • UAE Tourism
    • Vietnam Tourism
  • Trade Associations
    • IATA – International Air Transport Association
    • International Transport Forum
    • World Travel Tourism Council
    • UNWTO
  • Help
    • FAQ’s & Help Docs
    • Contact Us
    • Content Suggestion Form
    • Shop!
    • Accessibility
    • Terms and Conditions
    • Privacy Policy
    • About
  • Submit Travel Press Release
    • Free Travel Press Release Distribution
    • Help (Travel Press Release Distribution)
No Result
View All Result
TravelTradeToday
No Result
View All Result

BBC-da oo la hadashay Qatar Airways iyo xaalka ‘diyaaradihii isku dhici gaadhay’ ee hawada Soomaaliya – BBC News Somali

by Robert Van Pash (Editor)
February 27, 2024
in Qatar Airways
0 0
A A
0
Share on FacebookShare on LinkedInShare to WhatsAppShare to E-mailShare to ChatGPTShare to PerplexityShare to Vk

Xigashada Sawirka, Google

Qoraalka sawirka,

Diyaaradaha Qatar iyo Itoobiya ayaa isku dhawaaday xilli ay dulmarayeen hawada Soomaaliya

Article information

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa labo diyaarad oo caalami ah oo ‘ku sigtay inay isku dhacaan’ xilli ay dulmarayeen hawada Soomaaliya kadib markii xog iska soo horjeeda laga siiyay Muqdisho iyo Hargeysa.

Labada diyaarad oo kala ah diyaaradaha Qatar iyo Itoobiya oo kasoo kala kicitimay Dooxa iyo Addis Ababa ayaa sabtidii isu jirsaday masaafo isku dhow iyaga oo ku socdaalaya khad isku dhaw sida ay sheegtay Somaliland.

Muqdisho iyo Hargeysa ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arrinkan, oo ay markii ugu horreysay shaacisay Hay’adda Duulista iyo Madaaradda ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland.

Dhacdada ayaa timid maalmo kadib markii qalqal lageliyay diyaarad laga leeyahay Israel oo dulmareysay hawada Soomaaliya.

Haddaba si faahfaahin u ogaanno, waxa ay BBC-du la hadashay dhinacyada ay khusaysay dhacdadani – Soomaaliya, Somaliland, Qatar Airways iyo Ethiopia Airlines.

Sidee wax uga yidhaahdeen dhinacyada Somaliland iyo Soomaaliya?

Toddobaadkan horraantiisii ayay ahayd markii Haayadda Duulista iyo Madaarrada ee Somaliland ay ku baahisay boggeeda Facebook warka ku aaddan “in Soomaaiya ay xog khaldan siisay diyaarado isticmaalayay hawada Soomaaliya”, kuwaas oo kala ahaa duulimaadyo ay sameynayeen shirkadaha Qatar Airways iyo Ethiopian Airlines.

Warka ay soo saartay Somaliland ayaa lagu sheegay “in labada diyaaradood la saaray laba khad oo isku dhaw oo kala ah, 40,000 ft iyo 39,000 ft, taas oo khatar galisay duulimaadyada, balse fariin digniin ah oo uu bixiyay qalabka ka diga isku dhaca keena shilalka ee saaran diyaaraduhu TCAS uu badbaadiyay,”

Waxaana muuqaal aan BBC-du xaqiijin oo haayaddaasi baahisay ay ku sheegtay in ay yihiin duuliyayaashii diyaaradahaas wada hadlaya, is weydaarsanayana xogta badbaadooda.

Dhanka Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo BBC du la xidhiidhay waxay sheegeen “in aysan jirin wax khatar ah oo ay sababtay masaafada ay isku jireen laba diyaaradood, wax caadi ahna ay ka tahay caalamka”.

Waxa kale oo ay intaas ku dareen Hay’adda Dullista ee Soomaaliya, in farriinta TCAS ee ay wadaageen diyaaraduhu aysan ahayn mid tilmaameysa wax khatar ah, balse ay ahayd mid wargalin uun ah.

Hoggaanka haayaddu waxa uu sida oo kale BBC da uu u xaqiijiyay in ay xidhiidh la sameeyeen diyaaradda Qatar Airways oo ay saareen khadka 40,000, halka tan Itoobiya aysan waxba iska beddelin khadkii hore ay ugu socotay qorshaheedu ahaa.

Maxay diyaaradda Qatar ka tidhi dhacdadan?

Xigashada Sawirka, REUTERS

Haddaba si BBC-du faahfaahin dheeraad ah uga hesho sida wax u dhaceen ayaannu xidhiidh la samaynay shirkadda diyaarada ee Qatar Airways.

Shirkadda ayaa afhayeen u hadlay noo sheegay, in hawshan iyo sida wax u dhaceen ay la wadaageen ‘masuuliyiinta ay khusayso’.

Dhanka kale shirkadda ayaa ku faantay in hawshan ay si habboon u maareeyeen duuliyeyaasheeda caalmiga ee u shaqeeya, kuwaas oo ay sheegtay inay u tababaran yihiin dhacdooyinka kediska ah ee ku qabsada hawada sare.

“Qatar Airways waxay si weyn u maalgashataa nidaam farshaxan sare ah oo hubinaya in duuliyayaasheenna aadka u tababaran ay si badbaado leh ugu shaqeeyaan diyaaradahayaga dhex maaxaya hawada isku dhafan ee adduunka oo dhan,” ayaa uu sheegay afhayeenka shirkadda Qatar Airways ee la hadlay BBC-da.

“Nidaamyadani waxay siinayaan shaqaalaheenna awood dhinacyo badan leh si ay u dejiyaan isu-socodka hawada iyo ilaalinta iyaga oo adeegsanaya kala soocid badbaadin leh,” ayuu sii raaciyey afhayeenku.

“Arrinka la isla dhexmarayo waxaan ku wargelinnay mas’uuliyiinta ay khuseyso, waxaana si shaqsi ah u maareeyay shaqaalahayaga, si gebi ahaanba waafaqsan nidaamka Qatar Airways.”

Inkasta oo shirkadda Qatar aysan si toos u sheegin sida wax u dhaceen, haddana waxa ay BBC-da u xaqiijiyeen in wixii maalinkaa hawada ka dhacay ay shaqaalaheedu maareeyeen, oo badbaadada rakoobkooda ka shaqeeyeen.

Telefishinka Aljazeera oo soo xiganaya warbaahinta gudaha Qatar ayaa sheegtay diyaarada nooceedu yahay Boeing 787 ee Qatar Airways iyo tan Ethiopian Airlines Airbus A350 ay ku sigteen inay isku dhacaan maalinnimaddii sabtida xilli kormarayeen hawada Soomaaliya, arrinkan oo ay u tilmaameen inay abuureyso walaac amni oo hawada gobolka ah.

Labada diyaarad ayaa u kala socday garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Uganda ee Entebbe iyo kan caalamiga ah ee diyaaradaha ee Dubai.

Xigashada Sawirka, ICAO – FACEBOOK

Qoraalka sawirka,

Haayada ICAO ee Qaramada Midoobay u qaabilsan maamulka hawada ayaa la hadashay BBC

BBC-da ayaa sida oo kale isku deyday in ay xidhiidh la samayso dhanka Ethiopian Airline, si aan faahfaahin uga helno illaa hadda se wax xog dheeraad ah nalama ay wadaagin.

Sidoo kale, Haayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Hawada ICAO, ayaa ay BBC-du la xidhiidhay.

Haayadda ayaa BBC-da u sheegtay in aanay ka falcelinayn xaaladdaas oo ay ka gaabsadeen, isla mar ahaantaana hawshaasi u taal dalalka ay khusayso.

“Waxaan jeclaan lahaa in aan caddeyno in nidaaminta gaadiidka hawadu ay tahay mas’uuliyad gaar ah oo madaxbannaan sida waafaqsan Axdiga Duulimaadyada Caalamiga ah ee 1944. Marka la eego heerka ICAO oo ah hay’ad farsamo oo siyaasad ahaanna dhexdhexaad ah, kama faalloon karno wada shaqayntayada dawladaha xubnaha ka ah ama ahwlaha ku aaddan gudashada waajibaadkooda gaarka ah illaa dalkaasi noo igmado” ayaa uu sheegay afhayeen haayaddaas metelayey.

ICAO, ayaa hore si dhexdhexaad u maamuli jirtey hawada Soomaaliya ka hor intii aan lagu wareejin Muqdisho.

Xiisada u dhaxaysa Sooomaaliya iyo Soomaaliland ee wali ka taagan maamulka hawada ayaa timid ka dib diyaarado u socday Hargaysa oo ay jojiyeen haayada duulista ee Soomaaliya.

Joojinta diyaaradahaas ayaa timid kadib markii Itoobiya ay heshiis la saxiixatay Somaliland.

Hawada Soomaaliya ayaa gelaysa xaalad ma hubanti ah tan iyo markii u horraysay 2017, xilligaas oo Muqdisho si rasmi ah ula wareegtay maamulka hawada Soomaaliya.

Read further.

Tags: qatar-airways
ShareShareSendSendSummarizeSummarizeShare

See Your Travel Press Release Here!

Press Releases

Travel Capitalist Ventures Expands Check Size to $10 Million to Deepen Emerging Market Conviction

by Noshad Ali
April 9, 2026
0

Boutique Travel VC raises investment cap from $1.5M to $10M to lead rounds and support portfolio companies through growth Travel...

Read moreDetails

ALTOUR Strengthens Southeast Asia Presence Through Thailand Expansion with International Tour Centre

March 25, 2026

Zimbali Lodge refurbishment strengthens premium positioning and MICE capabilities

March 25, 2026

World’s First Traveller DNA Platform to Fix AI’s Personalisation Blind Spot

March 9, 2026

India’s intercity mobility ecosystem is at an inflection point.

February 10, 2026

Browse by Category

Travel Press Release Distribution Service from TravelTradeToday

10X More QR Code, Link and File Link Quotas.

LinkTransfer Link Management

Search Travel Trade News

No Result
View All Result

Categories

Browse by Tag

africa-tourism agoda air-asia air-canada air-india airbnb american-airlines booking-holdings british-airways business-travel china-tourism delta-airlines emirates-airlines ethiopian-airlines expedia-group flydubai hotel-news hotel-technology iag india tourism indigo-airlines jetblue-airlines kenya-airways korea-tourism korean-air nepal-tourism notable-travel-startups pakistan tourism qatar-airways singapore-tourism south africa tourism thailand-tourism travel-ai travel-insights travel-pass travel-technology travel startups travel trade turkey tourism uae tourism united-airlines vaccine-passport vietjet wellness-tourism wizz-air

© 2026 Travel Trade Today Ltd. All Rights Reserved. Use Constitutes Acceptance of Site Terms and Conditions & Privacy Policy. Void Where Prohibited By Law. Contact Us with questions/concerns/content removals.

Welcome Back!

Sign In with Google
Sign In with Linked In
OR

Login to your account below

Forgotten Password? Sign Up

Create New Account!

Sign Up with Google
Sign Up with Linked In
OR

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • Airlines
  • Business Travel
  • Featured
  • Hotel
  • OTA’s
  • Wellness
  • Travel Trade
  • Travel Insights
  • Travel Startups
  • Tourism News
  • Help
    • Accessibility
    • Contact
  • Register
  • Submit Travel Press Release
  • Contact Us

© 2026 Travel Trade Today Ltd. All Rights Reserved. Use Constitutes Acceptance of Site Terms and Conditions & Privacy Policy. Void Where Prohibited By Law. Contact Us with questions/concerns/content removals.

Are you sure want to unlock this post?
Unlock left : 0
Are you sure want to cancel subscription?